|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaa Muuqata In Shacabka Somaliland Ay Ka Daaleen Qabyaaladii, Oo Ay Tusaale Utahay Sida Ay Udoorteen Cabdikariim Iyo Barkhad Oo Jabiyay Tiirkii..”Garyaqaan Timo.
June 6, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE Gudoomiyihii Hore ee ururka Qareenada Somaliland Garyaqaan maxamed maxamuud xaashi Timo ayaa ka hadlay doorashadii dalka ka dhacay iyo natiijada kazoo baxday. Sidoo kale ex gudoomiye timo ayaa hambalyo udiray komishanka doorashooyinka, shacabka iyo xildhibaanada ku guulaystay doorashada Dhanka kale garyaqaan Timo ayaa sheegay in shacabka reer somalilland ka daaleen qabyaaladii taasina ay kuu muujinayso sida ay udoorteen barkhad batuun iyo cabdikariim axmed moge oo bulshada gobolka maroodi jeex udoorteen siwayn, Isagoo xusay in ay jabiyeen darbigii qabyaalada ayna tahay mid ku dayasho mudan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbiga Ucid Oo Xaflad Soo Dhaween Ah Gobolka Togdheer Ugu Sameeyay Taageerayaal Laxaad Leh Oo Ku So... Nuxurka Kulan Dhexmaray Wasiirrada Arrimaha Debedda iyo Madaxtooyada Somaliland iyo Wasiirka UK U Qa... DAAWO; Wasaaradda Caafimaadka Jsl Oo Shaacisay Olole Caafimaad Indhaha Ah Oo Dhakhaatiir Ajaanib Ahi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|