|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaa Muuqata In Shacabka Somaliland Ay Ka Daaleen Qabyaaladii, Oo Ay Tusaale Utahay Sida Ay Udoorteen Cabdikariim Iyo Barkhad Oo Jabiyay Tiirkii..”Garyaqaan Timo.
June 6, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE Gudoomiyihii Hore ee ururka Qareenada Somaliland Garyaqaan maxamed maxamuud xaashi Timo ayaa ka hadlay doorashadii dalka ka dhacay iyo natiijada kazoo baxday. Sidoo kale ex gudoomiye timo ayaa hambalyo udiray komishanka doorashooyinka, shacabka iyo xildhibaanada ku guulaystay doorashada Dhanka kale garyaqaan Timo ayaa sheegay in shacabka reer somalilland ka daaleen qabyaaladii taasina ay kuu muujinayso sida ay udoorteen barkhad batuun iyo cabdikariim axmed moge oo bulshada gobolka maroodi jeex udoorteen siwayn, Isagoo xusay in ay jabiyeen darbigii qabyaalada ayna tahay mid ku dayasho mudan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Xukuumada Oo Joojisay Safar Dr.Bulxan Ku Tagayay Magaalada Muqdisho Iyo Dr.Bulxan Oo Faahfaahi... “Komishanka Mar walba Waxaa Laga Rabaa Inuu Garsoor Dhex dhexaad ah Noqdo, Xisbiyadana Dhex U Ahaado... DAAWO;-Qaabkii Looga Soo Saaray Maydka Wiil Yar Oo Sedex Cisho Ku Jiray Balay Biyood Ku Yaala Deegaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|