Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Maayirka Cusub Iyo Maayirkii Hore Ee Caasimadda Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Maayirka Cusub Iyo Maayirkii Hore Ee Caasimadda Hargeysa
June 20, 2021 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N)-Wasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha JSL Mudane,Maxamed kaahin Axmed,ayaa kullan la qaatay Maayirka cusub iyo Maayirkii  hore ee Caasimadda Hargeysa, kullan kan waxa ku wehelinayay Xoghayaha Dawlada hoose Hargaisa iyo Taliyaha  Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.

 

COMMENTS
LINKS