“Wasiir Bayle Iyo Mahdi Guuleed Iyaga Ayaa Masuul Ka Ah Dhalinyarada Dharka Buluuga Loo Xidhayo..”Wasiirka Warfaafinta Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wasiir Bayle Iyo Mahdi Guuleed Iyaga Ayaa Masuul Ka Ah Dhalinyarada Dharka Buluuga Loo Xidhayo..”Wasiirka Warfaafinta Jsl.
June 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyada somaliland  saleebaan cali koore ayaa wasiirka maaliyada somaliya bayle iyo raysal wasaare kuxigeenka somaliya mahdi guuleed ku eedeeyay in ay ka danbeeyeen dhalinyaro calanka somaliya ku soo labisatay magaalada boorama oo la xidh xidhay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS