|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Axmed Shide Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Faa,iidada Ay Dekeda Berberi Uleedahay Shacabka Somaliland Iyo Ka Itoobiya.
June 24, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee dawlada fadaraalka itoobiya axmed shide oo isaga iyo wafti ka socda dawlada itoobiya ay kasoo qaybgaleen munaasibada xadhiga lagaga jaray dhismaha dekeda cusub ee berbera oo ay hirgalisay shirkada dp world ayaa ka hadlay muhiimada ay Dhisamaha dekeda berberi uleedahay geeska africa iyo dalkiisa itoobiya oo uu tilmaamay in ay tahay mid taariikhiya islamarkaana fududaynaysa isku socodka ganacsiga labada dale e itoobiya iyo somaliland. Sidoo kale wasiir axmed shide ayaa sheegay in hirgalinta dekeda casriga ee berbera ay waxtar wayn uleedahay somaliland qayb geeska africa HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|