Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Arday Ka Cabatay Midabka Dirayska Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Arday Ka Cabatay Midabka Dirayska Cusub.
June 24, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa ka jawaabay cabashada kazoo yeedhay ardayda gaar ahaan hablaha oo ka cawday dirayska cusub ee dhawaan wasaaradu sheegtay in ardaydu xidhanayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS