|
|||||
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tirinta Codadka Gobolka Maroodi Jeex Iyo Wakhtiga Lafilayo In Lagu Dhawaaqo Natiijada!
June 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xisbiyada Kulmiye Ucid ujooga Xarunta komishanka doorashooyinka ee ay kasocoto tirinta codadka gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay halka marayso tirintoodu iyo wakhtiga lagu wado In ay komishanka doorashooyinka shaaciyaan natiijada hordhaca ah ee golaha deegaanka degmada Hargaysa.
Sidoo kale masuuliyiintan uhadlay xisbiyada ayaa sheegay in 65% la tiriyay codadka sanaaduuqda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Hada Warbaahinta La Hadlay, Kana Warbixiyay Safar Kiisi... Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Saldhiga Pangani Ee Magaalada Nairobi Iyo Soomali Loo Xidh Xidhay Hawl Galo... Magacyada Qaar Kamid Ah Siyaasiyiinta Aan Ka Qayb-gelayn Shir weynaha KULMIYE Iyo Xubnaha La Filayo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|