Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tirinta Codadka Gobolka Maroodi Jeex Iyo Sobobta Uu Markale Dib Udhac Ugu Yimid Ku Dhawaaqista Natiiada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tirinta Codadka Gobolka Maroodi Jeex Iyo Sobobta Uu Markale Dib Udhac Ugu Yimid Ku Dhawaaqista Natiiada!
June 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wararka ugu danbeeyay ee laga helayo tirinta codadka gobolk maroodi jeex iyo degmada hargaysa oo kamid ah laba meelood ee kaliya ee wali lagu dhawaaqin tajiida hordhaca ah ee doorashada isku sidkan ee wakiilaa iyo deegaanka ayaa ilaa hada Aan la dhamaystirin tirinta codadkeeda iyadoo bulshada reer hargaysa ay ilaa labadii habeen ee udanbeeyay ay hor tuban yihiin xarunta komishaka iyagoo Udhagtaagayaan Natiijada,

Hadaba siyaasi ismaaciil yare oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga wadani uqaabilsan komishanka ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ilaa hada loogu dhawaaqi laaya,ay tajiida deegaanka degmada hargaysa iyo gobolka maroodi jeex iyo degmada gabiley

Sidoo kale masuulkan ayaa sheegay wakhtiga ay suurto galka tahay in lagu dhawaaqo natiijada gobolka maroodi jeex

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS