War Deg Deg Ah; Komishanka Oo Shaaciyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi Jeex Iyo Sida Ay Xisbiyada Ukala Heleen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Komishanka Oo Shaaciyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi Jeex Iyo Sida Ay Xisbiyada Ukala Heleen.
June 6, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee golaha wakiilada gobolka maroodi jeex oo ahaa 20kursi

Sidoo kale xisbiyada ucid kulmiye iyo Wadani

Ucid 5xildhibaan

Kulmiye 8Xildhibaan

Wadani;7xildhibaan.

Halkan Akhri;Magacyada xildhibaanada kusoo baxay golaha wakiilada gobolka maroodi jeex;

 

COMMENTS
LINKS