War Deg Deg Ah; Komishanka Doorashooyinka Oo Hada Ku Dhawaaqay Natiijada Hordhaca Ah Ee Degmada Hargaysa Iyo Sida Ay Xisbiyadu Ukala Heleen 17 Kursi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Komishanka Doorashooyinka Oo Hada Ku Dhawaaqay Natiijada Hordhaca Ah Ee Degmada Hargaysa Iyo Sida Ay Xisbiyadu Ukala Heleen 17 Kursi!
June 5, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka degmada Hargaysa ayaa hada ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee Golaha deeganka degmada hargaysa iyo sida xisbiyada Ucid ,Kulmiye Iyo Wadani Ugu kala guulaysteen 17kursi ee golaha deegaanka hargaysa

Sidoo kale komishanka ayaa shaaciyay magacayada xildhibaanada kusoo baxay liiska golaha deegaanka hargaysa iyo xisbiyada ay kazoo kala jeedaan

XISBIGA UCID; 4

XISBIGA KULMIYE;6

XISBIGA WADANI;7

HALKAN KA AKHRI MAGACYADA XILDHIBAANADA SOO BAXAY;

Xisbiga Ucid;

1;Xuseen ibraahim Xasan Ismaacil

2;Siciid Cudhay .

3;Cabdikariin xasan cabdi garas

4;Aadan Axmed Cumar Yuusuf .

XISBIGA Kulmiye .

1;Aadan Jaamac Xadi Mideeye

2;Siciid jaamac Cali

3;Cabdiraxmaan Soltelco.

4;Jamaal Cismaan cabdile

5; Axmed Juxa

6; Maxamed Abiib Siikaawi.

Xisbiga Waddani.

1;Cabdikariin Axmed Mooge

2;Yaasiin cumar yare .

4;Faysal Cabdiraxmaan

5;Cabdi Maxamed faarax

6;Mawliid Maxamed Giire

7;Cabdiraxmaan Cabdilaahi Maxamed.

COMMENTS
LINKS