|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Komishanka Doorashooyinka Gabiley Oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Natiijo Ah Oo Ay Wali Shaaciyeen.
June 2, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Komishanka degmo doorashada gabiley ayaa Gabi ahaanba beeniyay warar caawa Baraha bulshada lagu Baahiyay oo sheegay in ay soo saareen hordhaca natiijada Golaha deegaanka Degmada gabiley sida ay kazoo warisay Warbaahinta Tvga qaranka somalilad. Sidoo kale komishanka gabiley ayaa ka digay in warar been abuur ah oo laga hordhacayo natiijada doorashada la baahiyo iyaga oo sheegay in wali socoto tirinta sanaaduuqda. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Wasaarada Beeraha Jsl Oo Ka Hadashay Heshiish Dhexmaray FAO Iyo Maamulka Muqdisho,Sheegayna In Aanu ... Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Abaalmarisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Sannadkii ... Wadooyinka Waaweyn Ee Magaalada Muqdisho Oo Xiran Iyo dad badan Oo waayay Saaka Howlahoodii shaqo W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|