Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dalka Itoobiya Oo lagu Oo Dhaweeyay Magaalada Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dalka Itoobiya Oo lagu Oo Dhaweeyay Magaalada Berbera.
June 24, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wafti ka socda dawlada fadaraalka itoobiya oo uu weheliyo madaxwaynaha ddsi ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada berbera oo ay keentay diyaarad qaasa oo ay wateen waftigu

Madaxwaynaha Somaliland yaa afti ka socda iyo wufuud kae oo ka qaybgalaysa xadhig ka jarka dekeda dekeda berbera uyimid dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS