|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Heshiish Iskaashi!
June 16, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Somaliland iyo Taiwan oo kala sexeexday Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibbedda Somaliland ahna ku simaha wasiirka Mudane: Libaan Yuusuf Cusman ayaa maanta si rasmi ah ula sexeexday dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Mudane: Joseph Wu, Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka Somaliland iyo Taiwan. Sidoo kale Waxa Goobjoog ka ahaa Sexeexa Heshiiska, Wasiirada Caafimaadka ee Somaliland iyo Taiwan Heshiiskan oo ku saabsan horumarinta caafimaad ayaa waxa uu qayb ka yahay iskaashiga iyo xoojinta xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan Related posts:DAAWO;-Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Balanqaadyo Xukuumada Biixi Fulin Wayday Oo Dhacay Deegaanka X... Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Salaadii Jimce La Tukaday Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Ce... DAAWO;-Tartan Ciyaareedka Kooxaha Degmooyinka Gobolka Oo Galabta Si Rasmi Ah Uga Furmay Garoonka Mo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|