Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Uu Dhawaan Warbaahinta Ka Sheegay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Uu Dhawaan Warbaahinta Ka Sheegay!
June 30, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Siyaasi maxamuud xaashi cabdi ayaa madal uu maanta ka hadlayay wuxuu raali galin iyo xaal ka bixiyay hadal u dhawaan warbaahinta ka sheegay oo si kale loo fasilay

Sidoo kale siyaasi maxamuud xaashi ayaa sheegay in aanu ahayn nin abtiyaashii caayay balse dad ujeedooyin gaara lihi ay si kale udhigeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS