Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Iska Yeel yeelayo Dhaqamadii kalitaliskii Siyaad Bare.
June 19, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi jaamac shabeel oo kamid ah siyaasiyiinta sida wayn unaqdiya hogaaminta madaxwayne biixi ayaa sheegay in uu hada bilaabay in uu iska yeel yeelo dhaqanadii siyaad bare iyo kalitalisnimo