Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Doorashada Barkhad Batuun Iyo Jidka Uu Usoo Maray Halganka Siyaasada Ee Beelaha La Haybsooco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Doorashada Barkhad Batuun Iyo Jidka Uu Usoo Maray Halganka Siyaasada Ee Beelaha La Haybsooco.
June 8, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali guray oo kamid ah siyaasiyiinta somaliland ayaa ka hadlay doorashada ildhibaan barkhad batuun oo uu hore utaageeray in la doorto

Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa kawaramay jidkii uu barkhad batuun usoo maray halganka siyaasada oo xataa loogaystay jidh dil.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS