|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Aadansiiro Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Shacabka Uleedahay Hirgalinta Jaamacada Quraanka Oo Laga Dhagax Dhigay Hargaysa.
June 27, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan xaaji maxamuud xiiray (Aadansiiro) oo kamid ah culimada waawayn ee dalka Somaliland ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad lagu dhagax dhigayay jaamacada quraanka kariimka ah oo aga hirgalinayo magaalada hargaysa. Jaamacada oo ay hindisaheega leeyihiin dad muxsimiin ah islamarkaana loogu talo galay in ay noqoto mid shacabku leeyihiin ayaa faah faahin kabixiyay muhiimada y umada uleeddahay dhismaha jaamacadani . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Hadhimo Sharafeed Degmada Arabsiyo Loogu Sameeyay Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Cabdicasiis S... DAAWO: Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Maalgashiga Dekedda Berbera,iyo farii... Madaxwaynaha Somaliya Oo Sheegay In Ay Ku Hawlan Yihiin Sidii Laysku Waydaarsan Lahaa Maxaabiistii l... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|