“Shacabka Waxaan Leeyahay Waxaad Iga Dhigteen Astaan Qaran”xildhibaan Barkhad Batuun | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Shacabka Waxaan Leeyahay Waxaad Iga Dhigteen Astaan Qaran”xildhibaan Barkhad Batuun
June 6, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad jaamac batuun oo kusoo baxay golaha wakiilada Somaliland ayaa ka mahad celiyay guusha uu gaadhay isagoo dhamaan shacabka reer maroodi jeex uga mahad celiyay sida qiimaha leh ee ay utaageereen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS