|
|||||
WAJAALE NEWS
Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Degaano katirsan Degmada Allaybaday Iyo Khasaaraha Uu Sobobay.
June 19, 2021 - Written by Editor:ALLAYBADAY(W,N)-Roobab laxaadle oo watay dabaylo ayaa ka da,ay deegaano kamid ah degmada allaybaday kaasi oo khasaare soo gaadhsiiyay qaarkmaid ah dugsiyada waxbarasho ee deegaankan.
Sidoo kale waxaa kormeer ku tagay goobaha uu khasaaraha soo gaadhsiiyay roobkani badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley iyo gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka kuwaasi oo indho indheeyay goobaha uu khasaruhu soo gaadhay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Iskugu Yeedhay Madax Dhaqameedka Dalka Khudbad Muhiim Ahna U Jeedi... Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Kulan Afur Iyo Casho ah La Qaatay Qaybaha Kala Duwan Ee Bahda... Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inaysan Aqbali Doonin Go’aanka Maxkamadda ICJ Ee Muranka Badda Somaaliya! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|