Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Ka Jawaabay Cabasho Kasoo Musharixiin Xisbiga Ka Sharaxnaa Oo Dhacay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Ka Jawaabay Cabasho Kasoo Musharixiin Xisbiga Ka Sharaxnaa Oo Dhacay.
June 23, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga wadani cabdiqaadir jirde iyo xildhibaan xuseen axmed caydiid ayaa jawaab ka bixiyay cabasho kazoo yeedhay musharixiin kazoo jeeda deegaanka axmed dhagax iyo bali gubadle oo xisbiga ka sharaxnaa balse dhicitaankooda ku eedeeyay wadani

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS