“Madaxweyne Biixi Waxa Uu Nagu Yidhaah-daa Laba Nin Oo Garxajis Ah Ayaa Isugu Kay Tageya..”Siyaasi Ismaaciil Yare | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Biixi Waxa Uu Nagu Yidhaah-daa Laba Nin Oo Garxajis Ah Ayaa Isugu Kay Tageya..”Siyaasi Ismaaciil Yare
June 12, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi ismaaciil yare oo katirsan xisbiga wadani ayaa ka hadlay isbahaysiga mucaaridka iyo cida loosoo xulay maayar kuxigeenka caasimada in aanu badali karin madaxwayne biixi.

Sidoo kale siyaasi ismaaciil yare ayaa sheegay in madaxwayne biixi ku yidhaah laba nin oo garxajis ah ayaa iskugu kaytay ee iihiiliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS