Madaxweynaha Jsl Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Berbera! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Berbera!
June 23, 2021 - Written by Editor:

Berbera:(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo uga baxay caasimadda Hargeysa, ayaa maanta gaadhay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera.

Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee la socda oo safar shaqo halkaas u tegay,  ayaa  waxa  si diirran u soo dhaweeyey  madaxda gobolka Saaxil iyo degmada Berbera, siyaasiyiin iyo madax kale.

 

COMMENTS
LINKS