|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Doorashada Ka Dhacday Dalka Iyo Isbahaysiga Laba Xisbi Mucaarid.
June 8, 2021 - Written by Editor:PARIS(W,N)-Madaxwaynihii Hore Ee jamhuuriyada somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa ka hadlay doorashada somaliland ka dhacay ee golayaasha wakiilada iyo deeganka isagoo bogaadiyay shacabka iyo asxabta dalka ee sida nabdoon uga qaybgalay doorashada. Sidoo kale Ex madaxwayne daahir riyaale ayaa ka hadlay sida uu u arka isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo ucid oo isku bahaystay sidii ay iskugu xulafaysan lahaayeen doorashada shir gudoonka golaha wakiilada iyo maayarada dalka Dhanka kale madaxwayne daahir riyaale ayaa talooyin usoo jeediyay xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadaba. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO;-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Socdaal Ku Tagay Gobolka Awdal Iyo Kulan Uu La ... Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabay Gudi Heer Qaran ah Oo Qiimaynta Khasaaraha iyo taakulada Dabkii Suuqa... Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland Iyo Wasiirka Ganacsiga Oo Hambalyo U Diraya Shacab Waynaha Reer So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|