|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Biyo Xidheen Laga Hirgaliyay Gobolka Jarar.
June 4, 2021 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe Cagjar iyo wafti uu hogaaminayo safar ku maraya deeganka katirsan gobolada nogob iyo jarar Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa xadhiga ka jaray biyo xidheen laga hirgaliyay gobolka jarar kaasi oo ay faa,iidaysan doonaan beeralayda deegaan kaasi HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|