“Maayarnimada Cabdikariim Axmed Mooge Dhanka Mucaaridka Way Ka Dhan tahay Ee Madaxweynuhu Qolooyinka kulmiye Ha Ku Qanciyo”Xildhibaan Barkhad Batuun. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maayarnimada Cabdikariim Axmed Mooge Dhanka Mucaaridka Way Ka Dhan tahay Ee Madaxweynuhu Qolooyinka kulmiye Ha Ku Qanciyo”Xildhibaan Barkhad Batuun.
June 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun ahna afhayeenka xisbiga wadani ayaa ka hadlay maayarnimada xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo uu sheegay in xisbiyada mucaaridku isku raaceen

Sidoo kale xildhibaan barkhad ayaa adaxwayne biixi ugu baaqay in uu isna xildhibaanada kulmiye ku qanciyo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS