Maayarka Magaalada Gabiley Oo La Wareegay Agab Loogu Deeqay Maktabada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley Oo La Wareegay Agab Loogu Deeqay Maktabada Gabiley
June 29, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan maamulka maktabada gabiley ayaa deeq computer iyo agab kale wareegay jaaliyada hoodaale e dalka maraykanka oo soo gaadhsiisay maktabada gabiley,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

COMMENTS
LINKS