|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Dareen Celiyay Doorashada Uu Ku Guulaystay Iyo Fariinta Uu Udiray Taageerayaasha,
June 5, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiiin cumar cabdi ayaa dareen celiyay guusha uu ka gaadhay tartankii doorashada golaha deegaanka oo uu markale u guulaystay in uu kamid noqdo golaha isagoo oqday xildhibaanka ugu codka badan golaha deegaanka gabiley ee lasoo doortay Sidoo kale maayar amiin ayaa umahad celiyay dadka gobolka gabiley ee codkooda siiyay iyo taageerayaashiisii naf hurka ahaa ee horseeday guusha uu gaadhay. Related posts:Madaxwaynaha Dalka Tiawan Oo Ka Hadashay Safaarada Ay Ka Furatay Somaliland Iyo Waxyaabaha Ay Iska K... Dawlada Denmark Oo Ka Hadashay Qorshe Lagu Tayaynayo Suuq-geynta Iyo Caafimaadka Xoolaha Somaliland. “Shacabka Reer Sool Si Qurux Badan Bay Isku Muujiyeen, Mar Haddii Ay Codkooda Dhiibteen.”Badhasaabka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|