Maayarka Magaalada Buuhoodle Oo Markii Uhoraysay Loo Doortay Haweenay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Buuhoodle Oo Markii Uhoraysay Loo Doortay Haweenay
June 21, 2021 - Written by Editor:

BUUHOODLE(W,N)-Golaha deegaanka degmada buuhoodle oo maanta yeeshay fadhigoodii uhoreeyay ayaa maayarka udooray gabadh taasi oo kazoo baxday xisbi xaakimka kulmiye

Maayarka cusub ee magaalada buuhoodle marwo khajiida axmed ayaa dareen celisay xilka maayarnimo ee loo doortay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS