Komishanka Tamarta Oo Kulan La Qaatay Maamulka Shirkada Laydhka Magaalada Berbera Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Bulshadu Ka Cabanaysay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Tamarta Oo Kulan La Qaatay Maamulka Shirkada Laydhka Magaalada Berbera Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Bulshadu Ka Cabanaysay.
June 25, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta Somaliland oo socdaal ku jooga gobolka saaxil ayaa kulan la qaatay madaxda shirkada laydhka ee magaalada berbera oo mudooyinkii udanbeeyay bulshada ka cabanaysay adeega laydhka ee ay bixiso.

Sidoo kale waxaa kulan goob joog ka ahaa maamulka gobolka saaxil.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS