|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Hada Shaaciyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Golaha Deegaanka Degmada Boorama!
June 3, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Komishanka doorashooyinka gobolka awdal Ayaa Hada shaaciyay natiijada hordhaca ee golaha deegaanka Degmada boorama iyo sida ay xisbiyada ugu kala guulaysteen Xildhibaanada golaha deegaanka oo ka kooban 13xubnood Xisbiga ucid 3 xildhibaan Xisbiga Kulmiye 5 Xildhibaan Xisbiga Wadani 5 Xildhibaan Sidoo kale komishanka ayaa shaaciyay tirade codadka ay Xisbiyada kala heleen iyo magacyada 13xildhibaan ee kusoo Baxay golaha deegaanka degmada boorama.
Related posts:DAAWO; Xaflad Lagu Taagerayo Madaxweynaha Cusub Ee Loo Doortay Somaliland Oo lagu Qabtay Magaalada ... Daawo:Xubin Ka Mid ah Xisbul Xaakimka Kulmiye Oo Hada Is Casilay Kana Hadlay Sobobta Uu Isku Casilay DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo ka Hadlay Bilowda Dhagaysiga Dacwada Xisbiga Ucid Iyo fariimih... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|