Isbahaysiga Xisbiyada Ucid Iyo Wadani Oo Ay Weheliyaan Xildhibaanada Usoo Baxay Ayaa Kulan Ku Yeeshay Hargaysa Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Isbahaysiga Xisbiyada Ucid Iyo Wadani Oo Ay Weheliyaan Xildhibaanada Usoo Baxay Ayaa Kulan Ku Yeeshay Hargaysa Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
June 7, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Labada xisbi mucaarid ee wadani iyo Ucid oo ku dhawaaqay isbahaysi dhinaca xildhibaanada ugu soo baxay doorashada wakiilada iyo deegaanku sidii ay isku xulafaysan lahaayeen ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada hargasya.

Sidoo kale kulan oo ay goob joog ka ahaayeen hogaanl labada xisbiya ayaa waxaa shirkan goob joog ku ahaa xildhibaanadii uga soo baxay golaha wakiilada ee gobolada dalka iyo deegaanka kaasi oo lagu dardar galinayo isxulafaysigooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS