|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hargaysi Waxay Ubaahan Tahay Maayar Wadaniya Oo Ka Naxaya Magaalada” Siyaasi Waran Cade.
June 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-La Taliyaha madaxwaynaha somaliland siyaasi cali maxamed Warancade ayaa ka hadlay doorashooyinkii ka dhacday dalka isagoo shacabka iyo madaxwaynaha ku bogaadiyay hirgalinta doorashada Sidoo kale siyaasi waran cade ayaa sheegay in caasimada somaliland ee hargaysi ubaahan tahay maayar wadani ah oo ka naxa dhibta dadka haysata islamarkaana hagaajiya. Dhanka kale siyaasi waran cade ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro maayarka caasimada Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Kulan Lagu Falaanqaynayay Sidii Haweenku Uga Qayb Qaadan Lahaayeen Doorashooyinka Soo Socda Oo Harga... Madaxdii gobolka gabiley oo uu ugu horeeyo maayarka iyo badhasaabka oo looga yeedhay xarunta CID da ... Madaxweyne Kuxigeenka Saylici Oo Talada Dalka Ee Amaanada Kusii ah Ujideystey Olole Aaney Komishanku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|