“Hadii Qabyaalada Iyo Musuq Maasuqa Codka La Kala Iibsanyo, Ay Xun Dhur Unoqdaan Somaliland In Ay Dhaawac Ku Tahay Dimuqraadiya”Prof Samater. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Qabyaalada Iyo Musuq Maasuqa Codka La Kala Iibsanyo, Ay Xun Dhur Unoqdaan Somaliland In Ay Dhaawac Ku Tahay Dimuqraadiya”Prof Samater.
June 23, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Ismaaciil Samater oo caawa ka Qaybgalay dood lagaga hadlay doorashooyinkii isku sidkanaa ee Dalka Dhacay Ayaa ka hadlay sidii ay xisbiyada mucaaridku uga Badiyeen xisbi xaakimka kulmiye oo badi ay kaga guulaysteen Kuraasida golayaasha deganka iyo wakiilada.

Sidoo kale prof samater ayaa xisbiga kulmiye usoo jeediyay in Uu aqbalo guuldarada soo gaadhay,

Dhanka kale prof ayaa ka hadlay hirdanka loogu jiro shir Gudoonka golaha wakiilada ee xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada oo uu sheegay in ay muuqato in shir gudoonka golaha hantiyeen mucaaridku,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS