|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hadii Ay Xukuumadu Qaadato Raysal Baarlamaanka Waxay Doonaysaa In Uu Unoqdo Yes Man, Mucaaridkuna Wuxuu Doonayaa In Ay Xukuumada….”Xil Sh, Siciid Sokeeye.
June 20, 2021 - Written by Editor:Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Xildhibaan Sheekh Siciid Sokeeye HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Sheekh Siciid Axmed Ismaaciil “Siciid Sokeeye” oo kamid ah xildhibaanada cusub ee golaha wakilada somaliland ee kusoo baxay doorashadii dhawaan dalka ka dhacay ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha taariikhdiisa Xildhibaan sheekh siciid sokeeye oo jimcihii uu khudbad uu ka jeediyay midkamid ah masaajidada magaalada hargaysa ay Xukuumadu sas ka qaaday maanta uu ka jawaabay wasiirka Diinta iyo awqaafta ayaa ka waramay arimo door ah oo la xidhiidha waxyaabaha uu doonayo in uu kaga hawgala golaha sharci dajinta ee loo doortay. Sidoo kale xildhibaan sheekh siciid sokeeye ayaa markale fariin culus udiray xildhibaana golaha wakiilada oo uu uga digay in ay dhaqaale ku badashaan codkooda iyo masiirka ay umadu udooratay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN; Related posts:Golaha Wakiilada Jsl Oo Bogaadiyay Baarlamaanka Dalka Uk Oo Dood Ka Yeelanaya Aqoonsiga Somaliland. Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah Ku Qaabiley Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Iyo Siyaas... Warbixin: Dawladda Maraykanka iyo Taageerada Kor U Kaca Dhaqaalaha Soomaalida iyo Doorka HORN GARDEN... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|