Guud Ahaanba Gobolka Gabiley Oo Si Rasmi Ah Uga Bilowday Imtixaanka Shahaadiga Ahi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guud Ahaanba Gobolka Gabiley Oo Si Rasmi Ah Uga Bilowday Imtixaanka Shahaadiga Ahi.
June 19, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Guud ahaan deegaanada gobolka gabiley ayaa waxaa saaka sirasmi ah ugu bilowday imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare iyo fasalada 8aad oo guud ahaan Somaliland maanta ka bilowday

Masuuliyiinta gobolka gabileu iyo ka degmada ayaa kormeeray goobaha uu ka socdo imtixaanka shahaadiga ah ee ay ardaydu ku galayeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS