Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Shaaciyay Wakhtiga La Galayo Imtixanaadka Shahaadiga Ee Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Shaaciyay Wakhtiga La Galayo Imtixanaadka Shahaadiga Ee Dalka
June 5, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska imtixanaadka qaranka daa,uud axmed faarax ayaa shaaciyayw akhtiga loo fadhiisanayo imtixaanaadka shahaadiga ee dusgiyada sare ee dalka  Kaasi oo loo fadhiisan doono 19bishan oo ku began maalin sabti ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN

 

COMMENTS
LINKS