Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Fariin Muhiim Ah Udiray Ardayda Reer Somaliland Ee Ufadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Fariin Muhiim Ah Udiray Ardayda Reer Somaliland Ee Ufadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga Ah.
June 10, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax ayaa fariimo muhiim ah diary ardayda reer Somaliland ee dhawaan ufadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga ah ee ardayda dugsiga sare ee fasal afraad iyo fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe.

Sidoo kale gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka ayaa ardayda ku war galiyay waxyaabaha ka reeban in ay soo qaataan wakhtiga lagu jiro imtixaanka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS