|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Fariin Muhiim Ah Udiray Ardayda Reer Somaliland Ee Ufadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga Ah.
June 10, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax ayaa fariimo muhiim ah diary ardayda reer Somaliland ee dhawaan ufadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga ah ee ardayda dugsiga sare ee fasal afraad iyo fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe. Sidoo kale gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka ayaa ardayda ku war galiyay waxyaabaha ka reeban in ay soo qaataan wakhtiga lagu jiro imtixaanka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo Video Madaxweyne Silaanyo iyo balanqaadkiisii ahaa in Kalluunka Loo Dhaqo Sida Xoolaha+ shee... Aqooonyahan Xamse Khayre Oo Soo Bandhigay Jawaab-celin Gudida Gacanta Ku Haysa Garoonka Shulaac Stad... DAAWO;-Xoghayaha Gudida Covid19 Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Maamulka Cisbitaalka Burco Iibiyeen... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|