Guddida Doorashooyinka Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddida Doorashooyinka Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada!
June 10, 2021 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N)-Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta natiijada hordhaca ah ee Doorashadii Golaha Wakiillada Somaliland u gudbiyay Maxkamadda sare.

“Sida xeerku uu tilmaamayo waxa ay maxkamaddu hubinaysaa in wax cabashooyin ah oo xeerka waafaqsani ay jiraan, inta aanay Maxkamadda Sare ku dhawaaqin go’aanka rasmiga ah ee ay ku ansixinayso natiijada kama dambaynta ah ee doorashada golaha Wakiillada Somaliland”

Geesta kale guddida doorashooyinku waxa ay Maxkamadda sare u gudbiyeem 20 degmo doorasho natiijadoodii hordhaca ahayd.

COMMENTS
LINKS