Golaha Deegaanka Cusub Ee Caasimada Hargaysa Oo Xilkii Kala Wageeray Golihii Hore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Deegaanka Cusub Ee Caasimada Hargaysa Oo Xilkii Kala Wageeray Golihii Hore.
June 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Golaha deegaanka hargaysa ee cusub ayaa xilkii kala wareegay golihii hore ee deegaanka taasi oo maanta lagu qabtay xarunta karasharka dawlada hoose ee buurta naas abaarso ee galbeedka hargaysa

Waxaana munaasibada xilka ay kula kala wareegayeen maayarka cusub iyo maayarkii hore ka qaybgalay wasiiro,siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS