Faah Faahinta; Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac Ee Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faah Faahinta; Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac Ee Uu Sobobay!
June 5, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Qarax xoogan oo galabta ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaan agagaarka wada afgooye ayaa sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Qaraxan ayaa ka dhacay suuq lagu ganacsado oo ay buuxeen dad ka adeeganayay aya gaystay khasaare dhimasho iyo dhawac sida ay ka warbixiyee dad goob joogalyaal ahaan

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha uu sobobay qaraxani

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS