Dhacdo Ugub Ah Oo Ka Dhacay Xaafada Gantaalaha Ee Magaalada Iyo Qaabka Gurigooda Looga Xaday Gabadh Yar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhacdo Ugub Ah Oo Ka Dhacay Xaafada Gantaalaha Ee Magaalada Iyo Qaabka Gurigooda Looga Xaday Gabadh Yar.
June 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dhacdo ugub ah ayaa habeenii xalay ka dhacay xaafada gantaalaha ee degmada ibraahim koodbuur ee magaalada hargaysa kadib markii inan yar lga xaday gurigooda oo la jeexay dhinac kamid ah jiingadii ay deganaayeen qoyskan gabadha yar laga xaday.

Qaarkamid ah qoyskan laga xaday gabadha yar ayaa faah faahin ka bixiyay sidii loogala baxay gabadha yar guriga.

DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS