Dawlada Jabuuti Oo Itoobiya U Gacan-Gelisay 3 Nin Oo Ka Tirsan Ururka TPLF | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Jabuuti Oo Itoobiya U Gacan-Gelisay 3 Nin Oo Ka Tirsan Ururka TPLF
June 1, 2021 - Written by Editor:

Addis Ababa(W,N)-Dawladda Jabuuti ayaa Itoobiya u gacan-Gelisay 3 nin ‘oo ka tirsan Ururka Xoreynta Tigray ee TPLF.

Itoobiya waxa ay sheegtay in raggan oo xalay fiidkii  laga dejiyay Addis Ababa ay ahaayeen kuwo aad loogu baahnaa.

Magacyada ragga la qabtay:

Habtom Gebresellaase

Masalle Tammane

Maxamed Barihu Nuur.

Waxa lagu eedeeyay in ay ahaayeen argagixiso qayb ka ah weerarkii lagu qaaday saldhigga Waqooyi ee ciidanka Itoobiya, bishii November.

COMMENTS
LINKS