DAAWO;-Xisbiyada Wadani Iyo Ucid Oo Ku Dhawaaqay Isbahaysi Siyaasadeed Iyo Sidii Ay Ku Qabsan Lahaayeen Shir Gudoonka Golaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiyada Wadani Iyo Ucid Oo Ku Dhawaaqay Isbahaysi Siyaasadeed Iyo Sidii Ay Ku Qabsan Lahaayeen Shir Gudoonka Golaha.
June 6, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee wadani iyo Ucid oo dalka ku guulaystyay kuraasidii ugu badnayad ee wakiilada iyo deegaanka Somaliland ayaa yeeshay kulamo ay ku samaynayaan isbahaysi ujeedadiisu tahay sidii ay ugu guulaysan lahaayeen shir gudoonka golaha wakiilada iyo badi maayarada dalka

Sidoo kale bada xisbigi ayaa magacaabay gudi laba dhinac ah oo arimahaasi ka shaqayndoonta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS