DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Siyaasi Cabdilaahi Dirawal! Muxuuse Ka Yidhi? Mudo Xileedka M. Biixi, Furista Ururada Iyo Hirdanka Shir Gudoonka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Siyaasi Cabdilaahi Dirawal! Muxuuse Ka Yidhi? Mudo Xileedka M. Biixi, Furista Ururada Iyo Hirdanka Shir Gudoonka!
June 21, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi/Muj Cabdilaahi Iimaan Dirawal oo kamid ahaa saraakiishii Hormuudka ka ahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland xilal kala Duwana kasoo qabtay xukuumadihii cigaal iyo riyaale ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka hogaaminta xukuumada madaxwayne biixi iyo waakhtiga uhadhay

Sidoo kale siyaasi Dirawal ayaa ku baaqay in lafuro ururada siyaasada somaliland isagoo daboolka ka qaaday sida ay ufashilmee xisbiyada xiligan!

Dhanka kale siyaasi dirawal ayaa ka hadlay loolanka ay isbahaysiga xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu ugu jiraan shir gudoonka golaha wakiilada

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS