DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Gudoomiye Cabdikariim Xinif, Muxuuse Ka Yidhi Guuldaradii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Gudoomiye Cabdikariim Xinif, Muxuuse Ka Yidhi Guuldaradii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer?
June 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Cabdikariim Maxamed Axmed (xinif) kana mid ah golaha fulinta ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha doorashadii isku sidkanayd ee dalka ka dhacay iyo guuldarada xisbiga kulmye kasoo gaadhay doorashadan .

Sidoo kale gudomiye xinif ayaa wax laga waydiiyay sobobta keentay in xisbiga kulmiye Lagaga adkaado gobolka togdheer, iyo sanaag oo uu awood ku lahaa

Dhanka kale gudoomiye xinif ayaa sheegay in maxamuud xaashi aanu ahayn xisbiga kulmiye islamarkaana uu ka horyimid siyaasadii xisbiga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS