DAAWO;-Wafti ka Socda DDSI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti ka Socda DDSI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
June 23, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wafti ka socda dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka wajaale ee dhinaca somaliland

Waftigan ayaa waxaa soo dhaweeyay wasiirka warfaafinta jsl

Ujaaddan usoo gaadheen somaliland ayaa a qaygalka munaasibada xadhiga lagaga jarayo dhismaha dekeda cusub ee berbera oo ay hirgalisay dp world.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS