DAAWO;-Sheekh Axmed Iid Oo Talooyin Muhiim Ah Usoo Jeediyay Maayarka Cusub Ee Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Axmed Iid Oo Talooyin Muhiim Ah Usoo Jeediyay Maayarka Cusub Ee Caasimada Hargaysa.
June 18, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Axmed Iid oo kamid ah culimada waawayn ee dalka gaar ahaan caasimada somaliland ayaa ka hadlay doorashada maayarka casumada loo doortay cabdikariim axmed mooge oo uu ugu baaqay in uu ka dhabeeyo wixii uuu umada ubalan qaaaday

Sidoo kale sheikh axmed iid ayaa talooyin usoo jeediyay maayarka cusub

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS