|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaarkamid Ah Saraakiishii SNM Oo Ka Hadlay Taariikhda Jabhadii Afraad Ee Bud dhiga U Ahayd Halganka Iyo Deegaanadii Ay Ka Bilaabantay!
June 12, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Saraakiishii Hogaaminaysay Halgankii Lagu Xoreeyay somaliland ayaa ka hadlay bilowga Dhaq dhaqaaqa halganka iyo deegaanadii ay ka bilaabantay jabhadii Afraad oo budhig unoqotay SNM islamarkaana ay saraakiishii uhoreeyay ee ka taga taliskii siyaad bare utageen Muj.Gen Maxamaed Xasan Cabdilaahi (Jidhif” Muj Maxamed Cilmi Galaan iyo Muj Aadan Maxamuud Diiriye “Aadan Ruush” Ayaa siqoto dheer uga hadlay jabhadii Afraad ee fadhigeedu ahaa deegaanada Xuduudka Teedsan ee Wadada Godka, Geeda Maxamed Cali Iyo Duriya, Sidoo Kale Saraakiishan ayaa sheegay in jabhadii afraad oo uu hogaaminayeen muj dhuxul, cabdikariim cali buux iyo sarkaal Maxamed Cali oo markii danbe hogaanka uqabtay ay ahayd Halkii SNM ka bilaabtay markii danbe iyagoo ku baaqay in aan la dafirin taariikhda halganka iyo Aas aaska jabhadii Afraad HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Xisbiga Ucid Yuusuf Budle Oo Fariin Toosa Udiray Dadwaynaha Reer Gabilay War DEG DEG Ah La Taliyihii Gaarka Ahaa Ee Madaxwaynaha Somaliland Dr Cumar Cilmi Dixood Oo Goor Dha... DAAWO; CAWAYS Aan Hore Loo Arag Oo ay Fanaannada CAANKA AH EE SAHRA AXMED JAAMAC Wacdaro Ka Dhigta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|