DAAWO;-Maxkamada Degmada Boorama Oo Ansixiyay Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Deegaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxkamada Degmada Boorama Oo Ansixiyay Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Deegaanka
June 14, 2021 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Maxkamada degmada boorama ayaa maanta ansixisay xildhibaana cusub ee golaha deegaanka degmada boorama.

Waxaana munaasibada lagu ansixiyay kasoo qaybgalay badhasaabka gobolka awdal ,maayarka xilka kasii dagaya ee boomara iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS